DevOps & CloudWaa Maxay CI/CD
CI/CD waa labo erey oo software developers-ka ay maalin kasta ku shaqeeyaan, balse dadka ku cusub mararka qaarkood waxay u muuqdaan wax aan la fahmin.
Loading filters...
Our Writers
Showing 85-93 of 93 articles
DevOps & CloudCI/CD waa labo erey oo software developers-ka ay maalin kasta ku shaqeeyaan, balse dadka ku cusub mararka qaarkood waxay u muuqdaan wax aan la fahmin.
Web DevelopmentAPI waa erey in badan la maqlo, balse badanaa si fudud looma fahmo. Erayga oo buuxa waa Application Programming Interface. Haddii si caadi ah loo dhigo, waa albaabka barnaamijyada ay ku wada hadlaan. Ma aha qofka isticmaala software-ka ee waa koodhka iyo barnaamijyada kale oo is dhexgal sameenaya.
CybersecurityDunida casriga ah, reverse engineering waa farsamo muhiim ah oo lagu falanqeeyo software, hardware, iyo nidaamyo kale si loo fahmo sida ay u shaqeeyaan. Farsamadan waxaa loo adeegsadaa amniga internet-ka, cilmi baarista teknolojiyadda, iyo horumarinta software.
Open SourceMararka qaarkood, marka aan horumariyo barnaamij ama kood, waxaan isweydiiyaa: “Sidee baan dadka ugu fududeyn karaa inay adeegsadaan, wax ka bartaan, ama xataa wax ka beddelaan arrintan aan sameeyay?” Aniga oo aad u jecel xurriyadda iyo il-furnaanta (open-source), waxaan doortay MIT License.
Programming LanguagesBeri hore, caalamka barnaamij-samayntu wuxuu ahaa meel si gaar ah loo yaqaan, inta badanna waxaa loo arkayay xirfad adag oo ay helaan dad kooban.
CybersecurityErayga ‘hacker’ waxa uu markii hore qeexayay barnaamij-sameeye (programmer) xirfad leh ee aad u yaqaana code-ka mishiinka iyo hababka hawlgalka (operating systems) ee kombuyuutarka.
Computer ScienceComputer Science waa barashada kombuyuutarrada, oo ay ku jiraan aragtida xisaabinta ( computational theory ), naqshadaynta hardware iyo software, algorithmyada iyo habka dadku ula falgalaan tignolojiyada ( technology ).
Programming LanguagesSida aan ognahay, si aan ula xiriirno qof, waxaan u baahanahay luqad gaar ah, si la mid ah si aan ula xiriirno kombuyuutarrada, programmers ka sidoo kale waxay u baahan yihiin luqad, taas ayaa waxaa loo yaqaan ‘Programming Language’.
CybersecurityErayga ‘Hacker’ waxa loo alifay in lagu qeexo khubarada u isticmaalay xirfadahooda si ay dib ugu horumariyaan nidaamyada guud, iyaga oo nidaamyadaas u kordhinaya waxtarkooda una oggolaanaya in ay qabtaan hawlo badan.