Programming LanguagesDec 4, 202510-ka Programming Languages Ugu Fiican 2026Dib u eegista 10-ka luqadood ee ugu fiican 2026—Python, TypeScript, Go, Rust iyo kuwo kale. Ogow sababta ay muhiim u yihiin iyo halka ay ka shaqeeyaan.Sharafdin Yusuf· 3 min read
Programming LanguagesOct 25, 2025Waa Maxay JavaScriptJavaScript waa luuqadda nolosha siisay web-ka. Haddii HTML ay tahay laf-dhabarta dhismaha, CSS ay tahay qurxinta, JavaScript waa maskaxda dhaqaajisa — waa halka ficilka, isbeddelka iyo falcelinta dhabta ah ay ka bilaabmaan.Sharafdin Yusuf· 2 min read
Programming LanguagesOct 24, 2025Waa maxay TypeScriptTypeScript waa superset ka mid ah JavaScript oo ay sameysay Microsoft si ay u xoojiso amniga iyo nadiifnimada code-ka.Sharafdin Yusuf· 2 min read
Programming LanguagesOct 12, 2025Waa Maxay NodeJSNode.js waa JavaScript runtime environment oo kuu oggolaanaya inaad JavaScript ku run gareyso dhinaca server-ka, halkii ay hore ugu shaqeyn jirtay oo keliya browser-ka.Sharafdin Yusuf· 2 min read
Programming LanguagesOct 2, 2025Waa Maxay Data StructureData Structures waa eray muhiim ah oo developers si joogto ah u adeegsadaan. Haddii si fudud loo dhigoSharafdin Yusuf· 2 min read
Programming LanguagesSep 29, 2025Waa Maxay AlgorithmAlgorithm waa eray programmers iyo mathematicians si joogto ah u adeegsadaan, Haddii aan si fudud u dhigno waa “hab-raac” cad oo xal loogu helo dhibaato.Sharafdin Yusuf· 3 min read
Programming LanguagesJan 14, 202510-ka Programming Languages Ugu Fiican 2025Beri hore, caalamka barnaamij-samayntu wuxuu ahaa meel si gaar ah loo yaqaan, inta badanna waxaa loo arkayay xirfad adag oo ay helaan dad kooban.Sharafdin Yusuf· 9 min read
Programming LanguagesJan 14, 2025Waa Maxay Programming LanguageSida aan ognahay, si aan ula xiriirno qof, waxaan u baahanahay luqad gaar ah, si la mid ah si aan ula xiriirno kombuyuutarrada, programmers ka sidoo kale waxay u baahan yihiin luqad, taas ayaa waxaa loo yaqaan ‘Programming Language’.Sharafdin Yusuf· 7 min read