All articlesCategory

AI Engineering

Browse all AI Engineering articles on Dugsiiye.

5 articlesSomali & English

Showing 1-5 of 5 articles

Baro Claude Code Af-Soomaali: Skills, Agents iyo MCP (Full Course)AI Engineering

Baro Claude Code Af-Soomaali: Skills, Agents iyo MCP (Full Course)

Claude Code waa tool agentic-ka ah ee ugu shaac baxay dunida technology-ga. Qoraalkan waxaad ku helaysaa koorso dhammaystiran oo Af-Soomaali ah: install-ka, context-ga, memory-ga, skills-ka, sub-agents iyo MCP.

Mohamud OsmanMohamud Osman
Baro Cursor AI Af-Soomaali: Sida Saxda ah ee Loo IsticmaaloAI Engineering

Baro Cursor AI Af-Soomaali: Sida Saxda ah ee Loo Isticmaalo

Cursor waa code editor AI ah oo wax badan ka beddelay sida software-ka loo dhiso. Qoraalkan waxaad ku baranaysaa features-ka ugu muhiimsan, qofka uu anfacayo, iyo khaladka dadku ugu badan galaan.

Mohamud OsmanMohamud Osman
Sidee Ayaad U Baran Kartaa AI 2026? Core AI iyo Applied AIAI Engineering

Sidee Ayaad U Baran Kartaa AI 2026? Core AI iyo Applied AI

AI laba waji buu leeyahay: Core AI oo ah in models la tababaro, iyo Applied AI oo ah in models-ka jira wax lagu dhiso. Qoraalkan waxaad ku ogaanaysaa kan adiga kugu habboon iyo halka laga bilaabo.

Mohamud OsmanMohamud Osman
Waa Maxay AI Engineer? Farqiga AI Engineer, Data Scientist iyo ML EngineerAI Engineering

Waa Maxay AI Engineer? Farqiga AI Engineer, Data Scientist iyo ML Engineer

AI engineer, data scientist, machine learning engineer iyo prompt engineer: roles-kan waa lagu wareeraa. Qoraalkan waxaad ku fahmaysaa shaqada uu mid kastaa qabto iyo kan adiga kugu habboon.

Mohamud OsmanMohamud Osman
Sidee Loo Noqdaa AI EngineerAI Engineering

Sidee Loo Noqdaa AI Engineer

Sanadihii u dambeeyay, Garaad Gacmeedku wuxuu noqday mid ka mid ah tiknoolajiyada ugu kobaca badan dunida. Shirkado waaweyn iyo kuwo yaryarba waxay maanta raadinayaan AI Engineers si ay u dhisaan nidaamyo caqli badan oo xalliya dhibaatooyin dhab ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf