Open SourceDec 31, 2025Waa Maxay Open SourceOpen Source waa "software-ka isha furan," taas oo micnaheedu yahay in koodka asalka ah ee lagu dhisay (source code) uu yahay mid qof kasta u furan oo la heli karo. Halkii shirkad gaar ahi ay koodka qarin lahaydSharafdin Yusuf· 2 min read
Open SourceJan 14, 2025Waa Maxay MIT License, Maxaase Aan U DoortaaMararka qaarkood, marka aan horumariyo barnaamij ama kood, waxaan isweydiiyaa: “Sidee baan dadka ugu fududeyn karaa inay adeegsadaan, wax ka bartaan, ama xataa wax ka beddelaan arrintan aan sameeyay?” Aniga oo aad u jecel xurriyadda iyo il-furnaanta (open-source), waxaan doortay MIT License.Sharafdin Yusuf· 3 min read