Shacabka Soomaaliyeed Haku Baraarugaan In Geedi Socodka Loogu Jiro Helitaanka Waxbarasho, Hogaamiyaha Sare Ee DUGSIIYE Ma Mooga Inaad Waxbarasho Ubahantahay, Wuxuuna Diyaar Uyahay In Uu Wax Kubaro, Ka Arday Ahaan Waxaa Jira Deegaanno Kala Duwan Inaan Joogno Waliba Aan Helnay Waxbarasho Wanagsan Taasina Waxaa Sabab U Ah Hogaamiyaha Sere DUGSIIYE Oo Waxbarasho Dhameestiran Kusinaayo, Waxaad Sidoo Kale Ka Helikartaa Ardayda DUGSIIYE Caawinaad Farabadan Si'aad Wax Kusoosaarto, Dhamaan Ardayda DUGSIIYE Waxaan Uhambalyenayaa Wanaag Iyo Hormar, Kuwa Maqan Waxaan Leyahay Soodhawaada Cilmigaan Yay Idin Dhaafin, MIRAHA DUGSIIYE WAAKANAA AMA AQOONTII AAN KAHELAY
The support team is very prompt in response and is knowledgeable. It really touched me when the support officer took personal interest in the issue I was facing, and resolved it in no time.