
Waa Maxay MIT License, Maxaase Aan U Doortaa
Mararka qaarkood, marka aan horumariyo barnaamij ama kood, waxaan isweydiiyaa: “Sidee baan dadka ugu fududeyn karaa inay adeegsadaan, wax ka bartaan, ama xataa wax ka beddelaan arrintan aan sameeyay?” Aniga oo aad u jecel xurriyadda iyo il-furnaanta (open-source), waxaan doortay MIT License.
