Side Course-yada Website-ka Isaga Diiwaan Gelin kartaa?.

Daawo video-gaan hoose si aad aragto sida aad isku diiwan gelinaysid.

Waqtiga aan qabanayno qori tuurka waa 20-ka bisha August saacada marka ay tahay 8:00 PM saacada geeska africa.