
Computer Science
Oct 02, 2025
Waa Maxay Software Engineering
Software Engineering waa cilmiga iyo farsamada lagu dhiso software adag, lagu hago, laguna ilaaliyo si uu u noqdo mid hufan, ammaan ah

Mr Sharafdin
2 min read
Read in Somali
Explore our latest insights, tutorials, and updates about education technology and online learning.
Software Engineering waa cilmiga iyo farsamada lagu dhiso software adag, lagu hago, laguna ilaaliyo si uu u noqdo mid hufan, ammaan ah
Computer Science waa barashada kombuyuutarrada, oo ay ku jiraan aragtida xisaabinta ( computational theory ), naqshadaynta hardware iyo software, algorithmyada iyo habka dadku ula falgalaan tignolojiyada ( technology ).