DevOps & CloudOct 2, 2025Waa Maxay Git & GitHubGit waa version control system – waa nidaam lagu maamulo code iyo isbeddelladiisa. Marka developer uu wax ka beddelo code, Git wuxuu xafidaa taariikhda isbeddelkaas (commit), si hadhow loo arko waxa la beddelay,Sharafdin Yusuf· 2 min read