Phase 5 — TypeScript Essentials. Sannadka 2026, codebases-ka modern-ka inta badan TypeScript ayaa lagu qoraa. Hiring managers waxay rabaan developers ay TypeScript fahmaan — gudaha 2 saacadood, waxaad ka heli doontaa aasaaska oo dhan.
Maxaad baran doontaa:
- Basic types — string, number, boolean, any, unknown
- Arrays iyo tuples
- Functions — typed parameters iyo return types
- Interfaces iyo type aliases — qaabka object loo qeexo
- Generics — reusable typed code
- Enums & type assertions (as)
Faa'iidada ugu weyn: Markaad code AI-ka uu qoray aragto, waxaad fahmaysaa wuxuu dhacayo. Markaad errors aragto, waxaad sax kartaa. Tani waa skill-ka ugu muhiimsan ee AI-first developer-ka.