Phase 1 — Web Foundations. Bilowga shaqada Full Stack AI Engineer-ka. Halkan waxaad ku baran doontaa qaybaha aasaasiga ah ee dhammaan codebases-ka modern-ka.
Maxaad baran doontaa:
- HTML — qaab-dhismeedka bog walba (tags, forms, semantic HTML)
- CSS — colors, typography, box model, Flexbox iyo Grid
- Tailwind CSS — utility-first styling oo dhaqsi loo qoro
- Git iyo GitHub — version control iyo collaboration
- Vercel deploy — sida bog-gaaga internet-ka loogu daabaco
Capstone: Bog web ah oo styled, version-controlled, oo deployed ah Vercel — milestone-ka ugu horreeya ee aad la imaan doontid Discord-ka.