ScholarshipOct 24, 2025Sahra Iidle Oo Ku Guuleysatay Full ScholarshipWaxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Sahra Iidle, oo noqotay ardaydii kaalinta koowaad ka gashay Bootcamp-kii Data Science & Machine Learning ee ay soo qabanqaabisay Dugsiiye.Sharafdin Yusuf· 2 min read