SoftwareWaa Maxay Software Development Life Cycle (SDLC)
Software Development Life Cycle (SDLC) waa hab-raaca rasmiga ah ama "khariidadda" loo raaco dhismaha software tayo leh. Ma aha oo kaliya in koodka la qoro, balse waa geedi-socod ka kooban wejiyo is xiga oo hubinaya in barnaamijka la dhisayo