DevOps & CloudNov 11, 2025Waa Maxay Cloud ComputingHaddii aan dib ugu noqono waayihii hore, software kasta iyo xog kasta waxaa lagu kaydin jiray kombiyuutar qof leeyahay — server yar ama mid weyn oo xafiis yaal.Sharafdin Yusuf· 2 min read
DevOps & CloudNov 11, 2025Waa Maxay Domain & HostingMarka aad dhiseyso website, laba eray oo mar walba aad aragto waa Domain iyo Hosting. Labaduba waa muhiim, balse inta badan waa la isku khaldaa — mid waa cinwaanka webka, midna waa gurigiisa.Sharafdin Yusuf· 2 min read