SoftwareJan 15, 2026Waa Maxay DRY (Don't Repeat Yourself)DRY (Don't Repeat Yourself) waa mid ka mid ah mabaadi'da aasaasiga ah ee Software Engineering-ka. Fikraddan waxaa markii ugu horreysay lagu soo bandhigay buugga caanka ah ee The Pragmatic Programmer.Sharafdin Yusuf· 3 min read