DevOps & CloudNov 11, 2025Waa Maxay Domain & HostingMarka aad dhiseyso website, laba eray oo mar walba aad aragto waa Domain iyo Hosting. Labaduba waa muhiim, balse inta badan waa la isku khaldaa — mid waa cinwaanka webka, midna waa gurigiisa.Sharafdin Yusuf· 2 min read