Courses

The Complete WordPress Developer

Mc Hamouda
27
Jul, 2019
$15.00$20.00

COURSE DESCRIPTION

Waa Course Aan ugu talagalnay in uu qaato qof kasta oo danaynaya in uu noqdo web developer asaga oo aanan u bahanayn in uu lahaa Coding Skills Dhamman waxyaalaha aan courska u isticmaali doono uma baahna in aad lahaato skill oo coding ah .
Inta Course-kan uu socdo waxad ku baranysaa waxa walba oo aad ugu baahantahay in aad ku noqoto WordPress Developer.

Course-kan Waxa qaadan kara qof walba hadii Aadan horey u isticmaalin WordPress ama aadan horey u maqlin balse aad jeceshahay Web developmentiga Courskaan waa course-kaga maxa yeelay waxan ka bilaabynaa From Scratch Ama jiridka hoose ee bilowga taasi uu ku fahmi karo qofwalba sidoo kale hadi aad horey u istcmaashay WordPress Wad Qadan kartaa Courska Maxa yeelay Waxan dhisi Doona 3 Website Oo Qurux badan Casrina Ah taasi oo sare u qaadi karta Aqoontada WordPress.
Waxan aad ugu Faraxsanahay in Aad Igula soo Biirto Course-kaan.

LEARNING OUTCOMES

  • 3 Website oo Cajiib Ah ayan dhisi Doonaa (NEWS Website, COMPANY Website, ECOMMERCE Website).
  • Uma Baahnid Domain ama Hosting Waxan Ku Shaqeyn Doonaa Computerkeena Local-ka ah.
  • Themes iyo Plugins Premium Ah Ayaan Isticmaali Doonaa Waliba Si Free ah ayan Kugu siin Doonaa.
  • Sida Loo Iibsado DomainName Iyo Hosting¬†Waliba lacag ka yar 40$ ayad ku heleysaa.
  • Local Wodpress Website U wareeji Online-ka Waliba OnClick.
  • iyo Waxyaale kale oo badan oo aad ku baran doonto Courska Gudihiisa Insha’allh.

 

Instructor

Reviews

5.0

1 rating

5 star
100%
4 star
0%
3 star
0%
2 star
0%
1 star
0%
  • Avatar
    Web design September 19, 2019 at 10:39 am

    Casharkaan aad ayaan uga faa iidaystay